Xildhibaan Saciid Ahmed Raage oo ah xubin golaha degaanka Burco oo maanta safar shaqo ku yimi Uppsala

Xildhibaan Saciid Ahmed Raage oo ah xubin golaha degaanka Burco oo maanta safar shaqo ku yimi Uppsala, Xildhibaanka waxa u la kulmay madaxda xisbiga talada dalka Sweden ee Uppsala sidoo kale waxa xildhibaanku la kulmay Madaxda Xafiiska Studiefrämjendet halkaaso laysla gartay in laga wada shaqeeyo arimaha bulshada danaynayaana in ay mustaqbalka ka sameeyeen xafiis Somaliland, Ugu danbayn waxa xildhibaanka la kulmay qayb kamida gudida dalada si ay daba gal ugu sameeyaan iskaashiga labada dal.
Somaliland Guul.

Xildhiban Siciid