Möte med Somaliland föreningen i Örebro

Mötet handlade om att göra insamling för sjukhusutrustning som ska skickas ner till de behövande i Somaliland.  Föreningsmedlemmarna fick också information om hur de kan vara aktiva och delaktiga i arbetet.

Kulankii Jaaliyada Örebro: Qayb kamida Guddida Dallada oo ka qayb galay Kulan ka dhacay Orebro. Kulankan oo lagaga hadlayay sidii looga qayb-qaadan lahaa dhaqaale loogu yaboohayo qalab caafimad oo ladirayo, oo loogu deeqay magaalada Burco iyo Oodweyne. Xuseen Wadaad Yare (Hussein Abyan) oo ah muwaadinka hawshan u xilsaaran ahna gudoomiye ku xigeenka Dallada aya halkaa wuxu kuso bandhigay warbixino kala duwan iyo hadalo guubaabo ah ku saabsan sidii gacan looga gaysan lahaa waxqabadka dalkeena.

Wadaniga dhabta alow dhowr!

12642763_543670469142995_8621524337650618059_n